Xuska maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo oo Maanta ku beegan.

0
141

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxaa looga dhawaaqay Shirweynihii Guud ee Ururka Qaramada Midoobay ee Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) bishii Nofeembar 1999, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu soo dhaweeyay ku dhawaaqista Maalintaas ee xallinta 2002.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya