Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleeyman Maxamed oo ka qeybgalayย ย shirka madasha ๐๐ผ๐ด๐ด๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ช๐ฎ๐ ๐๐-๐ข๐ผ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ oo dhawaan lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ayaa waxuu ka hadlay sida lagu hormarin karo Arimaha Cadaaladda iyo Garsoorka, isagoona sheegay in talaabooyinka la xariirata garsoorka ay tahay mid ku dhisan Cadaaladda.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya