Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle oo Kawarbixiyey Guulaha Uu Gaaray Garsoorka Hirshabelle.

0
135

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeer-ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle ayaa Kawarbixiyey Guulaha Uu Gaaray Garsoorka Dowlad Goboleedka Hirshabelle isagoona xusay in xiligii lagu soo kordhiyay Garsoorka Hirshabelle uu wax badan ka badalay isagoona Sheegay in waxgaradka Bulshada iyo Odey Dhaqameedyada iyo sido kale qeybaha kala duwan ee Bulshada ay soo dhaweeyeen Garsoorka Hirshabelle.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya