Xaruumo caafimaad oo laga hirgeliyay deeganno ka tirsan Gabiley oo xariga laga jaray

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Waasaadda Horumarinta Cafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa xariga ka jaray afar xarumood oo Caafimaad oo saddex ka mida ay dowladda hoose degmada Gabiley ka hirgalisay Deegaanadda Godka carada, Goray Iyo Galoolay, halka xarunta Afaraadna uu Ganacsade Jaamac Omaar ka hirgaliyay Deegaanka Gees-dheere

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa