Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maalgashiga iyo Warshadaha maamulka Soomaaliland Cabdifitaax Cusmaaciil Ducaale ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda ku yeelanayso magaalada Boorama.
Munaasabada xariga looga jarayay xaruntan ayaa waxaa goob joog xubo ka socday Dowlada Hoose Boorama, Agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale ee ka socotay Wasaaradda Maalgashiga iyo Warshadaha Soomaaliland.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa