Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad balaaran oo lagu dhagax dhigayay Mashruuca dhismaha Isbitaalka Xanaanada Hooyada iyo Dhallaanka,kaas oo laga hirgalin doono dhowaan Deegaanka Markaariyey oo 7km u jirto Degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.
Dhismaha Isbitaalka waxa maalgelinaya Bangiga Aduunka ayadoo Loo soo Marayo Wasaradaha Maaliyada iyo Qorsheynta Soomaaliya.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya