Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daah furayay Xarunta hal abuurka Jaamacada Jamhuuriya.
Daah furka xaruuntan cusub ayaa waxa kaso qayb galay Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Jaamacada Jamhuuriya , Dhalinyaro, Arday , Macalimin iyo qaar kamid bulshada ku nool Muqdisho.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya