Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Hablo kaabo women group ayaa kamid ah goobaha haweenka lagu baro xirfaado kala duwan sida dhar kariinta cilaan saarka iyo xirfado kale oo ay ku shaaqeysan karan oo shaqa abuur u noqon karaan haweenka soomaliyeed e ku nool magalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose.
Qaar kamid ah haweenka magaalada kismaayo ayaa isku xilqaamay in ay baran dumarka an baranini xirfado ay ku shaqeystaan iyaado haatan baraan xirfado kala duwaan oo ay ku shaqeysan karaan iyo walibaa cashiro aqoon ah oo maadi ah.
Qaar kamid ah haweenka wax kabarta xarunta farsamada gacanta hablo kaabo women group oo warbahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay waxa ay xarunta ka bartaan
Guddomiyaha xarunta hablo kaabo women group Maryaan Mahad Adan ayaa kawarbixisay xiligii ay furtay xaruntan iyo xirfadaha ay baraan haweenka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa