Xarunta Dowlada Hoose Ee degmada Gerijiir oo la dhagax Dhigay

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyahaa degmada Gerijiir Ee Gobolka Hiiran ayaa dhagax Dhigaay Xarunta Cusub ee Dowlada Hose Ee degmada Gerijir .Maxamed Cali Samow