Xarun loogu talagalay hiddaha iyo dhaqanka oo laga hirgaliyey Dhuusamareb.

0
212

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruntan oo ah keyd laga helayo agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed qeybahood kala duwan ayaa laga hirgeliyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Xaruntan oo ay hirgelisay waaxda hiddaha iyo dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ayaa munaasabada lagu daahfurayey waxaa ka qeybgalay
masuuliyin ka tirsan Galmudug, xubno ka socday Golaha Deegaanka Dhalinyaro, Haween iyo qeybaha kale ee bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa