Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruntan oo loogu tala-galay la tacaalidda Haweenka ay ku dhacaan falalka kufsiga la xiriira waxaa hirgeiyay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug oo kaashanaysa UNDP iyo UN Women.
Waxaa Daahfurka Xaruntan oo laga hirgeliyayay Gudaha Isbitaalka Gobolka Galguduud ka qayb-galay masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka Haweenka Galmudug, Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo madax ka socotay Hay’adaha Barnaamijkan Taageeray.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa