Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Hodan-1 ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa ku nool Qoysas dan yar ah, kuwaas oo ka soo Barakacay Gobolada Jubbooyiinka.
Barakacayaasha ku nool Kaamkasi ayaa sheegay inay soo wajahday xaalado caafimaad oo aad u daran iyagoo abaarta ka jirta Dalka ku reebtay saameyn baladhan islamarkaana ay dhaafisay Xoolihii ay dhaqan jireen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa