Xaafiiska xeer ilaalinta Galmudug oo war cusub ka soo saaray kiiskii dilka Hooyada iyo Carruurteeda.

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku-xigeenka Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Dowladda Galmudug, Cabdixakiin, ayaa sheegay in kiiska ay go’aanka ka soo saartay Maxkamadda Gobolka Galgaduud uu hadda ka furan yahay Maxkamadda Racfaanka ee Galmudug.

Cabdixakiin ayaa xusay in dacwaddaasi ay ku socoto hab-raac sharci ah, islamarkaana Maxkamadda Racfaanka ay dib u eegayso go’aankii hore ee la soo saaray.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa