Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa Xaafadaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka bilowday wacyigalin ku saabsan sii bulshada Kismaayo uga faa’iidaysan lahaayeen adeega dad waynaha ee uu bixiyo xaafiiska xalinta khilaafaadka ee Degmada Kismaayo.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warrameysaa