Wiil Dhalinyaro ah oo noloshiisa ka dabbara miis ay alaab koobani u saarantahay

0
160

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Inkastoo aanu dhaqaale badan ka helin ayna koobantahay alaabta u saaran miiskiisa hadana isagu waa uu ku qanacsanyahay shaqadiisa, waa sheekada wiil dhalinyaro ah oo ku nool Magaalada Dhoobley kaasi oo qayskiisa ka biila waxa uu ka helo miiskiisa

Xamdi Sugwo Lamaane ayaa ka warramaysa