Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mahdi oo ah wiil Dhalinyaro oo kunool Magaalada Muqdisho ayaa keenay fikir cajiib ah oo furo u noqday xalinta shaqo la’aanta.
Mahdi oo ah wiil ku nool Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa muqdisho ka furay xaruun lagu xanaaneeyo digaaga isaga oona warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay xaruunta shaqada ay ka qabtaan iyo waxa ku dhaliyay hal abuurkan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa