Wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo ka Warbixiyay Iskuulo Loogu Talagalay Danyarta Ku nool Deegaanada Waqooyiga Kismaayo.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa ka Warbixiyay Iskuulo Loogu Talagalay dadka Danyarta ee Ku nool Deegaanada Waqooyiga Magaalada Kismaayo.Naxwo Axmed Kadiye ayaa warbixintan inoo eegeysa