Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS oo booqday shirkad Warshadeysa dalagga kasoo go’a Beeraha Dalka.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa Booqday Shirkad warshadeysa Dalaga ka soo go’a Beeraha Dalka oo ku taala Magaalada Muqdisho.

Booqashada Wasiirka ayaa daaraneyd Dhirigalinta iyo Maalgalinta Warshadaha soo soo saara Dalagyada Gudaha si kor loogu qaado wax soo saarka Beeraha iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa warbixintan ku eegaya