Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka XFS oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo madaxa Xafiiska Arimaha Xajika Soomaaliya, Ee boqorto Suucudiga ayaa la kulmay madaxda shirkadaha Xujayda Soomaaliyeed keenta Dalka Sacuudiga, kulanka ayaa ku sabsana sidi shirkadaha keena Xujayda loogu sheegi laha qaabka Xujayda ay uu geynayaan Mina iyo Carafa.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa






