Wasiiradda Wasaaraddaha Beeraha iyo Xanaadada Xoolaha XFS oo maanta gaarey Magaalada Baydhabo

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS qeybna ay ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS ayaa Gaaray Magaalada Beydhabo.

Garoonka Diyaarahada Magaalada Beydhabo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweyay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada KGS Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya