Wasarada arimaha gudaha, Federalka iyo dib u heshiisinta Jubbaland oo soo bandhigtay buug ka hadlaya baahiyaha kajira Degmada Kismayo

0
146

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisinta jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay buug ka hadlaya baahiyaha kajira degmada kismayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa