Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dawlad goboleedka jubaland oo kamid ahaa wafdi balladhan oo uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka kowaad ee jubaland kuwaasi oo shalay gaaray degaanka janaa cabdale ayaa dhagax dhigay dhismaha xaruun ay ku shaqayn doonto Wasaarada waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa