Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Soomaliland oo sagootisay dhaqaatiir daweyn laheyd xoolaha gobolka Sanaag.

0
228

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madashan ayaa lagu sagootinayay dhaqaatirta ka howlagali doonta dagmooyinka iyo deegaanada gobolka Sanaag kuwaasi oo daweyn iyo talaal usameyn doono xoolaha deeganada gobolka Sanaag.

Madasha lagu sagootinayay dhaqaatiirtan xoolaha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka gobolka Sanaag kan dagmada Ceergaabo maasuuliyiin kasocotay wasaaradda xanaanada xoolaha iyo dhaqaatiir.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa