Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliland oo soo bandhigtay hirgalinta mashruuc balaadhan.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir lagu soo bandhigay hirgalinta iyo fulinta mashruuc ballaran oo ay ka Faaiideysan doonan 21 kun oo arday iyo 90 dugsi ayaa waxaa si toosa uga wada shaqayn doonaa wasaaradda waxbarashada Soomaalaind iyo hay’adda Unicef iyo wali hay’adaha Kala shaqeeya wasaaradda waxbarashada Dhinaca waxbarashada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa