Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tayada waxbarshada gabdhaha wax ka abarta Jubbaland ayaa sanadaha ay yihiin kuwa ka wanaaagsan sanadii hore iyadoo ay waalidiinta Soomaaliyeed ay ku baraarugeen in ay gabdhaha ay waxa baran karaan.
Gabdhaha waxa barta iskuulada Ku yaala Jubbaland ayaa natiijooyin wanaagsan ay ka gaareen imtixanaanka iskuulada laga qaado waxayna taaasi ay qeyb ka tahay hormarka dhinac waxbarshada ay ka gaareen gabdhaha waxabarta ee ku nool dowlad goboleedka Jubbaland.
Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Jubbbaland Axmed Cusmaan Siyaax ayaa warbahinta ugu warbixiyey hormarada laga gaaray waxbarshada gabdhaha.
Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixintan ku eegeysa