Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo kawarbixisay mashruuc biyo galin ah oo ay ka wada Jubbaland.

0
83
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca biyaha galinta ee lagu wado in biyaha laga soo jiido webiga Jubba kaas la filaayo in la keeno magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku teedhsan..
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland Axamd Xuseen Baraki ayaa waxuu ka warbixiyay mashruuca biya galinta iyo waqtiga la filaayo in lagu soo gab-gabeeyo mashruucaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa