Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha iyo Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kaashanaya Hay’ada Statistics Qaranka iyo Hay’ada UNFPA oo maanta magaalada Baydhabo ku daahfurey Sahanka Caafimaadka iyo Macluumaadka dadka Koonfur Galbeed.
Bandhiga warbixinta sahanka caafimaadka iyo macluumadka dadka Koonfur Galbeed Waxaa ka qeyb galay Wasiirada Qorsheynta, ahna xildhibaanka dooran ee Dowlada Soomaaliya Mudane Ahmed Madoobe Noonow Mohamed Ahmed Baashi waxbarashada, ahna xildhibaanka dooran ee Dowlada Soomaaliya Hon Mohamed Yusuf Hassan Waliid Haweenka Marwo Fahiima Osman Omar caafimaadka Mudane Mohamed Cusmaan Jiidow, Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta ahna xildhibaanka dooran ee Dowlada Soomaaliya Mudane Isaak Mohamud Mursal Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka ahna Senoterka Dooran Mudane DrHussein Mohamed Dahir madaxda hay,addaha iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa muhiimad weyn uga fadhiga Bandhiga sahanka caafimaadka iyo macluumadka dadka Koonfur Galbeed si dhab ah u hirgalo waana dadaalada ay wado Koonfur Galbeed,