Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adaha ka qeyb qaata Horumarinta Adeegyada Dowladd Goboleedka Jubbaland waxay qeyb ka qaataan sidii bulshada ku nool deegaanada Jubbaland ay u heli lahaayeen mashaariicada ay u baahan yihiin.
Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland waxay qeyb weyn ka qadaataa sare u qaadista sidii mashaariic ay u heli lahayeen Hay’adda Dowladda ee ka shaqeeya Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaysa