Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adaha dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa sare loo qadaayaa tayentooda si bulshada looga faa’iideeyo mashaariicda laga wado deegaanada Jubbaland waxana howhaashi wato Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland. Fardowsa Axmed Cabdi