Wasaaradda Maaliyada Jubbaland oo sheegtay in uu kordhay daqliga Jubbaland.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada oo ka qayb galay shir loogaga hadlayay qorshaha shanta sano ee soo socota ee Jubbaland ayaa ka hadlay arimo badan oo ku qotoma dhaqaalaha.

Nuur Cumar Shaale Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Jubbaland ayaa xusay in kororka dhaqaale ee Jubbaland uu aad u sareeyo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya