Wasaaradda Kaluumeeysiga Puntland oo joojisay Kaluumeeysiga sharci darada ah.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland  Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo magaalada Garoowe kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay joojiyeen kaluumeysiga sharcidarada ah .

Waxa uu sheegay kaluumeysatada ajaanibta ah ee sida sharcidarada ah uga kuluumeesto Deeganada Puntland in ay latiigsan doonaan Maxkamad.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa