Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Jubbaland waxay kamid tahay goobaha ugu hodan san Soomaaliya waxayna kulan satey kheyraadyo kala duwan sida badda,beero iyo xoolo sanadihi lasoo dhaafay dalena Soomaaliya gaar ahan deegaanad jubbaland waxa sii daran u saameysay abaaro taso sababtey in xoolihi dalka dhamaadan beerahiina wax soo saar laga waayo balse waxa kaliyaa ee markas la haystey ay tahay kallunka.
Bulshada Soomaaliyed oo markii horey 50% ahaa kuwa isticmaalo kalluunka ayaa hada lagu qiiyasa in ay yiihin 95% taasina ayaa sababtey fahanka iyo wax tarka ay ka heelen kalluunka waxana dadaalka sameysey Wasaaradda kallumeysiga iyo kheyradka badda jubbaland oo bulshada u sameysey tababaro iyo wacyigalin lagu fahamsinayo fa’iidada u leyahay kalluunka.
Bashir Axmed Kadiye oo wasaaradda kallumeysiga iyo kheeradka badda jubbaland uu qalisan dhanka wax soo saarka badda oo warbahiinta la hadaley ayaa bidhamiyey faa’iidada kalluunka u leeyahay dadka, xiliyada qatarta ee badda is badalka cimiladda ee badda iyo baaq uu jeediyey bulshada reer Jubbalaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa