Wasaaradda Howlaha Guud ee KGS oo Ka digtay iibsashada Dhulalka Danta guud.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryaynta Dowladda Koonfur galbeed Mudane Daahir Abdi Abdullaahi Ayaa Digniin u Diray Shirkado Waawayn Oo La Sheegay Inay Ku Howlan yihiin Boobka Dhul ay Leedahay Dowlada Koonfur Galbeed.

Shir jaraa’id oo Wasiir Dr Go uu ku Qabtay Baydhabo ayuu kaga hadlay dhul Boobka ka socda Deegaanada Mamulka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya