Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo baaq u dirtay Hay’aadda Samafalka.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili abaaro iyo kuleyl daran ay ka jiraan qaybo ka mid ah Deegaanada Jubbaland ayna maalmihii ugu dambeeyay isa soo tarayeen qayladhaanta ka soo yeeraysa bulshada Deegaanada dhaca Galbeedka Kismaayo, kuwaas oo dadka dagan ay wajahayaan duruufo adag oo dhanka nolosha oo ay biyo la’aan ka mid tahay ayaa Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ku baaqday in loo gurmado dadka kuleylka iyo abaaraha jira ay saameeyeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya