Wasaaradda Dhalinyarada Jubbaland oo ka hadashay ka faa’iideysiga awoodaha bini’aadamka.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland Fadumo Cali Cabdikariin ayaa kawarbixisay muhiimadda ay leedaha ka faa’iideysiga awoodaha bini’aadamka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa