Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Carmo ee maamulka Puntland ayaa lagu qabtay munaasab aay wasaaradda Cafimaadka dowlad gobaleedka puntland kula wareegaaysay Gaari gargaarka Cafimaadka Dedgdega ah kaasi oo aay wareejisay Hay’adda Save The Childreen.
Munaasabadda wareejinta Gaariga ayaa waxaa goob joog ahaa wasiirka wasaaraadda Cafimaadka maamulka Puntaland Saciid Jaamac Qorsheel,Wakiilka Hay’ada Save The Childreen Puntland Maxamed Cabduqaadir iyo Madaxa Caafimaadka Degmada Carmo Faadumo Cabdullaahi Cartan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa