Wasaaradda Bey’ada iyo duur joogta KG Oo la wareegtey Dhir lagu beeri doono Baydhabo.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiiska Xuquuqul Insaanka UNSOM ee Degaanada Dowlad gobleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Wasiirka Wasaaradda Bey’ada iyo duurjoogta Koonfur Galbeed Soomaaliyeed ku warejisay Geedo looga tala galay in beero taasi oo ay tahay in la gaaro hadafka soomaaliya oo Cagaran.

Wasiir kuxigeenkaWasaaradda Bey’ada iyo duurjoogta KGS Eng Axmed Maxamed ayaa kawarbixiyay geedaha lagu wareejiyay iyo muhiimad ay leeyihin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya