Wasaaradda beeraha Hirshabeelle iyo FAO oo ka digay fatahaad ku soo wajahan Baladweyne.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka dowlad g0boleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay inay laga cabsi qabo fatahaad uu geysto webiga shabeelle kadib markii uu buux dhaafay.

Wasiir ku xigeenka ayaa ku booriyay bulshada inay ka guuran meelaha ku dhow jiinka webiga shabeelle si aysan khatar uga soo gaarin fatahaada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa