Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay shirka lagu iclaaminayay bilawga qorshaha xajka iyadoo diiradda lagu saaray dardargalinta diyaar garowga xajka iyo fulinta jadwalka ay dajisay Dowladda Boqortoyada Sacuudi Carabiya.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta XFS Ibraahin Aaden Nadaara ayaa daah-furay bilaabashada hawlaha xajka ee sanadkan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya






