Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug oo tababbar u furtay golaha Deegaanka Guriceel.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka Iyo dib u heshisiinta Galmudug ayaa tababbar ku sabsan shaqo barashada u furtay xubnaha golaha Deegaanka Degmada Guriceel iyo shaqalaha dowlada hoose ee degmadaas.

Tababarkan waxaa furay gudoomiyaha Degmada Guriceel Farah Cabdi Mo’calin waxana u mahad celiyey wasaaradda arimaha gudaha oo tababbarkan soo qaban-qaabisay.

Maxamed Cali Samowa.ayaa fah-faahinaya