Warbiyood laga hirgaliyay Xaafadda Danwadaag Dagmada Dhoobley oo xariga laga jaray.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley ayaa xarigga ka jaray Warbiyood loogu talagalay in dadka iyo xooluhu ka cabaan xilliyada abaaraha ee ay biyo yaridu jirto.

Wartan oo laga hirgeliyay Xaafadda Danwadaag ee Degmada Dhoobley ayaa qayb ka ah dadaallada uu Maamulka Degmada ugu jiro sidii ay bulshada Degmada iyo Deegaannada hoos yimaada u heli lahaayeen biyo ay dadka iyo duunyaduba Cabto xiliyada ay biyo la’aantu jirto.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya