Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tayeenta adeegyada caafimaad ee ay bulshadu helayaan ayaa aad muhiim ugu ah fayadhowrka iyo bad qabka bulshada iyo in bulshada ay ka badbaadaan xanuunada halista ah.
Wasaaradda caafimaadka, Hay’daha ka shaqeeya arimaha caafimaadka iyo sido kale dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha caafimaad ayaa ah kuwa door muuqata ka qaadan karaa Tayeenta iyo hormarinta arimaha caafimaadka iyo sido kale in bulshada ay helaan adeegyo caafimaad oo hufan.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya