Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku dhaqan wadan ee ku jira waxbarshada caadi ah ayaa xiligaan u baahan in ay helaan fursado ay ku bartaan Xirfado iyagoo wata waxbarashadooda caadiga ah.
Barashada Xirfadaha ayaa wax badan ka bedesha qofka waxaa inta badan dhalinayarada waxbarata ay aaminsanyihiin in ay kaliya ku filantahay waxa ay Jaamacadaha ku barteen taasi oo inta badan aanan si degdeg ah shaqo loogu helin gudaha wadanka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya