Warbixin:-Sidee Dhalinyarada Degmada Dhoobley uga qeyb qaadan karaan horumarinta Nabadda ?

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan Waxaa la Sheegaa in ay Bulshada ka yihiin 75% sidaa darteedna waxaa marwalba ay laf dhabar u yihiin Bulshada.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee gudaha dalka wax ku baratay ee ku sugan Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay dowrka ay dhalinyarada Soomaliyeed ku leeyihin horumarinta nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa