Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ka shaqeynta Horumarinta Nabadda ayaa ah masuuliyad wadareed qof kaste xil ka saaran yahay si uu ugu noolaado nabad iyo xasilooni waarta.
Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka Bulshada ee Horumarinta Nabadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa






