Warbixin:-Sidee bay haweenka Degaanku uga qayb qaadan karaan Baahinta fariimaha La xirira Nabad galyada?

0
252

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka somaliyeed wixii ka dambeyay burburkii dalka waxa ay u guntadeeen sidii ay kaalin libax leh ooga qaadan lahaayeen badbaadada umada somaliyeed iyo in dadka somaliyeed ay nabad kuwada nolaadaan.

Haweenka somaliyeed ayaa ilaa haatan waxa ay utaaganyihin sida ay uga qayb qadan lahayeen gudbinta farimaha iyo baaqyada ku saleysan nabada si dalkeena iyo dadkeenaba ay markaasi nabad iyo xasilooni u helaan.

Hadaba qaar kamid ah haweenka ku nool degaanka dhoobley ayaa cod baahiyaha radio sanguuni uga warbixiyay sida uga qayb qaadan karaan baahinta fariimaha la xirira nabad galyada.

Fardowsa Axmed Cabdi ayaa ka warramaysa