Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira Haween fara badan Oo u geeriyoodey dhiig bax ku dhaca dhalmada ka dib, marka laga dadlo Gobolada Dalka Soomaliya inta badan Haweenka Waqtiga dhalmada ma wada Heystaan goob Caafimaad iyo Drs Markaasi Qalabkeeda u Dhameystiranyahay Maadama ay Haweenka qaarkood ay yihin kuwa ku nool baadiyaha Ama Deegaano aan ka dhoweyn Xarun Caafimaad.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya