Warbixin: Maxaad ka taqaannaa Ceel Dhiig oo kamid ah Ceelasha ku yaala Dhoobley

0
190

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Ceel Dhiig waa mid kamid ah Ceelasha ku yaala Deegaanka Dhoobley oo  inta badan ay ka cabaan dadka reer guuraaga ah ee daggan deegaanada Hoos yimaada Magaalada Dhoobley kuwaasi oo meelo kala duwan uuga yimaada, ceelkan ayaa ah mid ay si wayn xooluhu uga cabi jireen bilihii ugu danbeeyey ee aynu soo dhaafnay kaasi oo ay si maalin la’ah ay u iman jireen xoolo aad u tiro badan.

Balse hada sidii uu maalmo ka hor ahaa waa uu ka duwan yahay oo waxa uu u muuqdaa mid cidla ah oo haawanaya maadama la galay xili Roobaad oo ay dadka iyo xooluhuba ay doog sadeen.

Xasan Maxamed Cabdullaahi oo u kuur galay ayaa warkan Faahfaahinaya