Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warbaahinta waa kaalin u muhiim ah bulshada taasoo ku saleysan wax gaarsiinta saxda ah, iyadoona sanadihii ugu dambeeyay horumar balaaran ee warbahiintu kasameynaysay dhinaca wax tabinta waxana jiraa warbaahino gaar ah oo diirada saraa ka hadalka iyo tabinta Wararka La xiriira Arimha bulshada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa