Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa ah bil ka duwan bilaha kale ee sandka waa bil uu ilahay uu ku wajib yeelay umada musliminta ah inay soomaan sido kalana waa Bishii uu ilaahey soo dajiyay Qur’aanka kariimka ah.
Tobanka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa ah maalmo aad ugu qiima badnaa Nabigeena Muxamed (N.N.K.H) waxaa uu ahaa mid ku laba jibaaro cibaadooyinka inta lagu guda jiro maalmahaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya